Madaxweyne Qoor Qoor oo la shaaciyay Ujeedka uu ugu tagay Sheekh Aadan Madoobe

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa booqasho ugu tagay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).   Madaxtooyada Galmudug ayaa shaacisay booqashada madaxwaynaha ujeedkeedu ahaa salaan, hambalyo iyo bogaadin  Sheikh Aadan Madoobe loo doortay gudoomiyaha BFS, waxa uuna madaxwaynuhu u rajeeyay in Eebbe u fududeeyo xilka … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo la shaaciyay Ujeedka uu ugu tagay Sheekh Aadan Madoobe